Muuqaal: C/raxman C/shakur “Xasan Sheekh sharciyad ma laha, awoodna kuma helayo in uu weeraro siyaasiyiinta mucaaradka ah, waxgaradka & odayaasha dhaqanka. waxa Keliya ee uu keenayo waa in Muqdisho noqoto meel qabaa’ilku isku dagaallaan”
04 june 2026 (Puntlandes.com) Musharax C/raxman C/shakur Warsame “Xasan Sheekh sharciyad ma laha, awoodna kuma helayo in uu weeraro siyaasiyiinta mucaaradka ah, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka. waxa Keliya ee uu keenayo waa in Muqdisho noqoto meel qabaa’ilku isku dagaallaan”