Hay’adda UNHCR oo sheegtay in 13 ruux ay ku dhimatay, 189 kalena uu dhaawac ka soo gaaray dagaalkii Ciidanka Dowladda & Mucaaradka ku dhexmaray Muqdisho
05 june 2026 (Puntlandes.com) Hay’adda UNHCR ayaa sheegtay in 13 ruux ay ku dhimatay, 189 kalena uu dhaawac ka soo gaaray dagaalkii Ciidanka Dowladda iyo kuwa Mucaaradka ku dhexmaray Muqdisho.
Warbixin ay soo saartay Hay’adda ayaa sidoo kale lagu caddeeyey in sidoo kale uu dagaalkaasi barakiciyay 12,500 oo qoys, kuwaasi oo ay ku jiraan caruur iyo haween.

