Xisbiga Himilo Qaran oo si faahfaahsan uga hadlay Xiisadii maalmihii udambeeyay ka jirtay muqdisho, waxyaalihii lagu heshiiyey, in Xasan ka baxay, beesha Caalamka…
05 june 2026 (Puntlandes.com) Xisbiga Himilo Qaran oo warsaxaafadeed si faahfaahsan uga hadlay Xiisadii maalmihii u dambeeyay ka jirtay magaalada muqdisho iyo odobadii Xasan Sheekh ay kula heshiin hase yeeshee uu ka baxay markiiba.
Sidoo kale Xisbiga ayaa warsaxaafadeedkla ku sheegay in jidgooyadii uu Xasan u dhigtay ay Beesha Caalamku soo farogelisay kana sii daysay.

