Muuqaal: Taliye Duwane Gaaciye “Duulaanka Xasan Sheekh wax aan dib ugu dhigaynayno ma leh, Dhalinyarada meelaha laga hadalsiiyey waxaan leenahay asalka waxaa noqon doona uun muuqaaladiina oo Before & After ah kaliya”
07 July 2026 (Puntlandes.com) Taliye Duwane Gaaciye oo kamid ah saraakiisha ciidamada difaaca Puntland oo Gaalkacyo ka hadlayay ayaa caddeeyey inaysan awladda Puntland u dulqaadan doonin dhalinyarada caadaystay inay sheegaan inay Xasan Sheekh Ciidan Puntland u jooga yihiin.
“Duulaanka Xasan Sheekh wax aan dib ugu dhigaynayno ma leh, Dhalinyarada meelaha laga hadalsiiyey waxaan leenahay asalka waxaa noqon doona uun muuqaaladiina oo Before & After ah kaliya” Taliye Duwane Gaaciye