Muuqaal: Xildhibaan Xareed “1dii luulyo oo isu keenidii ah ayuu lahaa Puntland uma baahni, Jubaland uma baahni, Somaliland na uma baahni, hadda yuu xukumayaa, xaggee dawladaasi ka jiraysaa marka”

1a1a8

07 July 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaan Xareed Cali Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka Dawladda Puntland oo hadal ka jeedshay kulan odayaasha iyo masuuliyiinta dawladda ku yeesheen Gaalkacyo ayaa sheegay inay Xasan Sheekh uusdan dal iyo dad xuklumin.

“1dii luulyo oo isu keenidii ah ayuu lahaa Puntland uma baahni, Jubaland uma baahni, Somaliland na uma baahni, hadda yuu xukumayaa, xaggee dawladaasi ka jiraysaa marka”

“Ninka leh madaxweynaan ahay oo dal baan xukumayaa oon Somaliland hayn, oo aan Puntland hayn oo aan Jubaland hayn oo leh 1da luuulyo ayaan u dabaaldegayaa intii guri fariistay, Alshabaab na ay geesaha ka fadhiyaan, ninkaasi yuu xukumaa, xaggeese maamulaa” Xildhibaan Xareed

About The Author