Xildhibaanada labada Aqal & Shaqaalaha hay’adda DFS oo aan helin mushaharkii bisha June

1a1a5

12 July 2026 (Puntlandes.com) Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaankii muddo xileedkiisu dhamaaday iyo Shaqaalaha hay’adda dawladda Federaalka ee uu hogaamiyo madxaweynaha muddo xileedkeedkiisu dhamaaday Xasan Sheekh ayaa lagu warramayaa inaysan helin mushaharkii bisha June, iyadoo qaar kale shaqaalaha DFS aysan helin labo bilood mushahar.

Shaqaalaha ayaa awoodi waayeen inay kirooyinka iska bixiyaan, qoysaskoodana aysan heysan biilka bisha.

Xasan Sheekh oo muddo xileedkiisu dhamaaday 15kii Maajo 2026 ayaa diiday inuu dalka ka qabto doorasho isla ogol yahay.

About The Author