Allha u naxariistee Abwaan Ahmed Ali cigaal oo Maraykan ku geeryooday

1a1a5

Allaha u naxariistee Axmed Cali Cigaal oo ka mid ahaa fanaaniintii waaweynaa ee fanka Soomaaliyeed, gaar ahaan kooxda Waaberi ayaa ku geeryooday dalka Maraykanka oo uu degernaa.

AUN Axmed Cali Cigaal wuxuu muddo dheer ka tirsanaa bahda Waaberi, isagoo fanka Soomaaliyeed ku jiray kontomeeyo sano.

Maanta ayuu aUN Axmed Cali Cigaal ku geeriyooday Minneapolis, Mareykanka, kadib xaalad caafimaad oo isbitaalka lagu daweynayay.

About The Author