Puntland & Mareykanka oo wadahadalo ku yeelanaya Bosaso
02 Aug 2026 (Puntland.com) Dowladda Puntland & dowladda Mareykanka ayaa maanta wada hadalo heerkoodu sareeyo ku yeelanaya magaalada Bosaso, iyagoo ay dhinacyada diirada ku saari doonaan aminga iyo horumarinta Ciidamada.
Qodobada ay ka wadahadlayaan ayaa kala ah:
1-Sidii wadajir loogu sii wadi lahaa dabargoynta Argagixisada CaMistaad iyo CalMadowl, loona bilaabi lahaa wajiga xiga oo ka gudbaya intii koobnayd ee horey u jirtay, iyadoo ka qaybgalka uu sareyn doono.
2-Isku dubaridka taageerada lagama maarmaanka u ah in ay ciidamada difaaca Puntland ka adkaan Argagixisada,iyagoo fulinaya howlgalada dhulka, karaankooda, Tayadooda & agabyada howlgalada loo kordhi doono.
3-Sidii ay 2da dhinac u yeelan lahaayeen iskaashi toos ah oo ka madax banaan daraf 3aad, iyadoo laga wada shaqeynayo dabargoynta Argagixisada, Isweydaarsi dhinacyo badan leh oo ay kujiraan dagitaanka Mareykanka ee marinada Puntland.
Puntland ayaa dhammaadka wada hadalkan heli doonto faa’iidooyin muhiim u ah in ay dibu habeyso xoogageeda amniga, meeshana ka saarto halis kasta oo amni darro oo ay foolaad u yihiin kuwa Argagixiso.
US ayaa hadda joogid baraxla’a ku leh Puntland, gaar ahaana Boosaaso, iyagoo Puntland si xoogan ugu garab istaagay la dagaalanka Argagixisada.