Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Galmudug oo kudhawaacmay dagaal kadhacy koonfurta Gaalkacyo

1a1a2

04 Aug 2026 (Puntland.com) Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ku dhawaacmay dagaal ka dhacay koonfurta magalada Gaalkacyo

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii Rasaas ay leedahay dowladda Federaalka Soomaaliya oo loo waday dhinaca Puntland ay dheceen ciidan Beeleed kadibna ay geysteen xero kutaala magaalada Gaalkacyo

Ciidamo katirsan Dowladda Soomaaliya ayaa weeraray xerada waxaana halkaas dagaal kudhexmarayaa ciidan beeleedka iyo Kuwa dowladda soomaaliya is rasaasayntaan ayaa waxaa ku dhawacay Gudoomiyaha gobalka Mudug Cabdinaasir (Mareexaan)

About The Author