Warsaxaafadeed: Puntland oo ku bogaadisay Galmudug inay shacab & ciidanba kahortageen hubkii sharci darro ahee ee Villa Somalia doonaysay….

1a1a3

04 Aug 2026 (Puntland.com) Puntland ayaa ku bogaadisay Galmudug in ay shacab iyo ciidanba ka hortageen hub sharci darro ah, oo ay Villa Somalia doonaysay in ay nabadgalyo darro uga abuurty gobalka Mudug, gaar ahaana magaalada Gaalkacyo.

Dowladda Puntland waxay Ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka la socodsiinaysaa in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamud, uu colaad ka hurinayo Gobolka Mudug, gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo.

About The Author