Ciidanka Puntland oo dagaal kooban ka dib gudaha u galay xaruntii ciidamadii sheegay in ay katirsan yihiin maamulka Xasan Sheekh ee “PSF”
Screenshot
05 Aug 2026 (Puntland.com) Ciidanka dawladda Puntland ayaa dagaal kooban ka dib gudaha u galay xaruntii ciidamadii sheegay in ay katirsan yihiin maamulka Xasan Sheekh ee “PSF’, taas oo ku taalay duleedka magaalada Gaalkacyo.
Xeradaan aya ah goobaha ugu difaaca adag ee ay degganayaan ciidamada DF ay sheegtay in ay Mudug ku diwaangalisay.
Tiro kamid ah saraakiisha xeradan xukumeysay ayaa wararku sheegayaan in la qabtay, iyadoo ilaa hadda aysan jirin faahfaahin rasmi ah oo kasoo baxday dhinaca Puntland.