Puntland oo laba cisho u qabatay cid kasta oo Puntland kusugan oo sheegatay in ay katirsan yihiin Ciidamada maamulka Xasan Sheekh
05 Aug 2026 (Puntland.com) Puntland ayaa laba cisho u qabatay cid kasta oo Puntland kusugan oo sheegatay in ay katirsan yihiin Ciidamada maamulka Xasan Sheekh ay isku dhiibaan rugaha ugu dhow ee ciidamada, hubkana wareejinayaan.
Hub ka baxsan nidaamka Dowliga ah ayaa la mamnuucay oo gacanta ugu jira gacmo aan ka tirsaneyn nidaamka dowladda Puntland.
Waxaana goor horeba dedaallo bilaabay odayaasha dhaqanka beelaha qaar oo sheegey in ciidamadooda soo xeraynayaan.