Muuqaal: MD Deni “Xeradii amnidarrada waa soo afjarnay, ciidamada kale ee sheeganaya Federaal waxay haystaan waqti kooban ha isa soo dhiibaan…..”
05 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweyne Deni “Howlgalka ay ciidamadu ka sameeyeen Gaalkacyo waa fariin ku socota cidkasta oo ka shaqeynaysa waxkasta oo lidi ku ah Dowladnimada Puntland, ciidamada kale waxaan ugu baawayaa in ay dhakhso isa soo dhiibaan.”
Madaxweyne Deni “Xeradii amni-darrada waa soo afjarnay, ciidamada kale ee sheeganaya Federaal waxay haystaan waqti kooban ha isa soo dhiibaan…. Dalkan sharci uun baa ka jiraya annagaa u ah dowlad, Xasan waqtiga waa ka idlaaday, annagaa u taagan midnimada dalka & dadka Soomaaliyeed.”