Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo beeniyey inay Argagixisada ku biireen oo ay ka garab-dagaalamayaan

1a1b2

27 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa beeniyey in ay Argagixisada ku biireen oo ay ka garab-dagaalamayaan, waxayna sheegeen in ay ka xun yihiin warqada kasoo baxday Midowga Afrika, taas oo ciidanka AUSSOM lagu amray in ay qeyb kanoqdaan howlgalada lagula dagaalamayo dhankeeda.

Laftagareen iyo kooxdiisa ayaa dalbaday in loo baahan yahay in ay ciidamada Midowga Afrika iyo dhinacyada Shisheeye dhexdhexaad ka noqdaan arrimaha Koonfur Galbeed ka socda, iyadoo dhinaca Laftagareen ay ku doodayaan in ay iyagu yihiin cida leh sharciyada rasmiga ah ee deegaannada Koonfur Galbeed.

Maalmihii u dambeeyey kororka xiisada Baydhabo ayaa sareysa, dowladda Faderaalka ayaana ka dalbatay Turkiga ilaa Midowga Afrika in ay qeyb kanoqdaan ilaalinta maamulka uu hoggaamiyo Aaden Madoobe, iyadoo xoguhu sheegayaan in culeys amni oo xoogan uu hadda jirro.

About The Author