Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo maalmihii la soo dhaafay safar shaqo ku joogay Gobolka Mudug ayaa maanta soo gaaray Bosaso

1a1a1

29 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo sadexdii todobaad ee soo dhaafay safar shaqo ku joogay Gobolka Mudug, ayaa maanta soo gaaray degmada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa Bosaso kulamo kula yeelanaya wakiillo ka socda Beesha-caalamka oo kala hadlaya doorashada dalka iyo Mareykanka oo balaarinaya joogitaankiisa Puntland.

About The Author