Sawirro: Dhismaha Laamiga Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo maraya meel fiican

1a1a5

01 Sep 2026 (Puntland.com) Dhismaha Laamiga muhiimka ah ee aada Garoonka Diyaaradaha Bosaso ayaa maraya meel aad u wanaagsan, iyadoo maanta la bilaabay shubista hareeraha laamiga iyo dhismaha biya-mareennada, kuwaas oo loo hirgelinayo qaab casri ah.

Mashruucan oo qayb ka ah horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo bilicda magaalada Bosaso, oo ah mid ka go’an gudoonka degmada, ayaa waxaa fulinaysa TTN Construction Company.

About The Author