Akhriso Go’aannada shirka amniga gobolka Bari & Xakamaynta Hubka

1a1a1

02 Sep 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Bari, kaas oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta hay’adaha kala duwan ee Dowladda Puntland ee ku sugan Gobolka Bari, gaar ahaan xubno ka tirsan Golaha Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada, saraakiisha ciidamada iyo hay’adaha amniga, Maamulka Gobolka Bari, Maamulka Degmada Boosaaso iyo masuuliyiin kale.

Go’aannada shirka amniga gobolka Bari & Xakamaynta Hubka:

About The Author