Wararka maanta Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo siweyn loogu Soo dhoweeyay Degmada Iskushuban ee Gobolka Bari puntlandes 5 September, 2026 05 Sep 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu Soo dhoweeyay Degmada Iskushuban ee Gobolka Bari. Safarka Madaxweynaha ayaa ku suntan Guusha Calmiskaad iyo Adkeynta Amniga ee Gobolka Bari. About The Author puntlandes See author's posts Post navigation Previous: Sawirro: Degmada Doolow oo uu ka dhacay Mudaaharaad Balaaran oo looga horjeeda Faragalinta Turkiga & Masar & duqeyntii Gen ShubNext: Muuqaal-Sawirro: Jubaland “Turkigu waa Gumaysi cusub ee Soomaaliya ku soo duulay, waana inoo dagaal” More Stories Wararka maanta Saraakiisha hay’adda socdaalka Maraykanka oo baaray guriga Ilhan Cumar puntlandes 12 October, 2026 Wararka maanta Golaha Mustaqbalka “Madaxweynihii wadahadalka & doorashada aan ka sugeynay, wuxuu u jeestay inuu na beegsado” puntlandes 11 October, 2026 Wararka maanta RW Khayre “Waxan si adag uga digayaa cawaaqibka xun ee kadhalan kara daandaansiga & dhaqdhaqaaqyada ciidan ee taliska MD muddo-xileedkiisu dhammaaday uu ku beegsanayo guryaha ay Muqdisho kadeggan yihiin madaxdii hore ee qaranka” puntlandes 11 October, 2026