UK oo ka walaacsan xoogan ka muusisay xaaladda Baydhabo kuna baaqday……
30 Sep 2026 (Puntland.com) UK oo ka walaacsan xoogan ka muusisay xaaladda Baydhabo, uguna baaqday dhinacyada dagaalku u dhexeeyo in ay xabadda joojiyaan, shacabkana u turaan.
UK ayaa sidoo kale ugu baaqday dhihnacyada inay helaan wado ay ku abuuri karaan wada hadal loo dhan yahay.
UK ayaa saldhig ciidan kulahaa Baydhabo, mudo dheer ayayna taageerayaan Barnaamijyada horumadinta ee Koonfur Galbeed, Kumanaan qoys ayaa kubarakacay colaada cusub
