Akhriso Madaxweyne Golaha Xukuumadda Dawlad Deegaanka Soomaalida & Beelaha ay ka soo jeedaan

1a1a3

01 Okt 2026 (Puntland.com) Madaxweyne Mustafe Maxamuud Cumar Cagjar ayaa loo doortay inuu shan sanno oo cusub hoggaamiyo Golaha Xukuumadda Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Mustafe Cagjar ayaa kadib doorashadiisa ku dhawaaqay golaha wasiiradda DDS,hoos akhriso  Beelaha ay kasoo jeedaan.

1. af-hayeenka baarlamaanka – Beesha Jidwaaq Abuskuul.

2. af-hayeenka ku-xigeenka – Beesha Garre.

3. madaxweyne ku-xigeenka – Beesha: Dir, Ciise.

4. xarunta dhexe ee xisbiga – Beesha: Hawiye, dagoodi.

5. hanti-dhowrka guud – Beesha: dir, Akishe.

6. maareeyaha srtv – Beesha, Bartire.

7. guddoomiyaha maxkamadda – Beesha: dir,Isaaq.

8. xafiiska madaxweynaha – Beesha: daarood, Ogaadeen, reer Isaaq.

9. xafiiska nabadda iyo amniga – Beesha: dir, Gure.

10. xafiiska maaliyadda – Beesha: dir, Isaaq.

11. xafiiska caddaaladda – Beesha: Ogaadeen, reer Isaaq.

12. xafiiska hawlaha guud – Beesha: Bartire.

13. xafiiska maalgashiga – Beesha: Ogaadeen, reer Cabdule.

14. xafiiska waraabka – Beesha: Ogaadeen, Bah-geri.

15. xafiiska warfaafinta – Beesha: Hawiye, Jiidle.

16. xafiiska caafimaadka – Beesha: dir, Ciise.

17. xafiiska biyaha – Beesha: Ogaadeen, reer Cabdale.

18. xafiiska beeraha – Beesha:, Ogaadeen, Cawlyahan.

19. xafiiska waxbarashada – Beesha: ogaadeen, reer cabdile.

20. xafiiska dakhliga – Beesha: dir, Samaroon.

21. xafiiska xirfadaha iyo shaqo abuurka – Beesha: Dhulbahante.

22. xafiiska qorshaynta Beesha:, Ogaadeen, reer Cabdile.

23. xafiiska jidadka – Beesha: dir, Ciise.

24. xafiiska haweenka – Beesha: Yabare.

25. xafiiska isboortiga – Beesha: Gabooye.

26. xafiiska arrimaha bulshada – Beesha: Jareerweyne.

27. xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska – Beesha: majeerteen.

28. taliyaha ciidamada asluubta – Beesha  dir, Gurgure.

29. taliyaha ciidamada booliiska – Beesha:, Ogaadeen, Makaahiil.

30. xafiiska curinta iyo taknoolajiyada- Beesha: Ogaadeen, reer Sacad.

31. xafiiska maareeynta khataraha iyo masiibooyinka. – Beesha, Ogaadeen, Makaahiil.

Wadarta-guud.

* Daarood: 17 xil

* Dir: 9 xil

* Hawiye: 2 xil

* Gabooye: 1 xil

* Jareerweyne: 1 xil

* Garre: 1

About The Author