Itoobiya oo dalkeeda ka cayrisay Diblumaasi-sare oo ka tirsan safaaradda Masar ee Addis Ababa

1a1a2

01 Okt 2026 (Puntland.com) Xiisadda Gobolka ayaa cirka isku-shareerteyiyadoo Itoobiya oo saacado ka hor xirtay safaaraddii Addis Ababa ee Eriteriya, ayaa dalkeeda ka cayrisay Diblumaasi-sare Axmed Moxaram Axmed oo ka tirsan safaaradda Masar ee Addis Ababa.

Dawladda Itoobiya ayaa waxay Diblumaasiga u jartay persona non grata — Ruux aan la rabin. Xiisaddan ayaa salka ku haysa dagaalka Ismaamulka Tigrey, iyada oo Itoobiya dalalka Eriteriya, Masar iyo Suudaan ku eedeysey hurinta colaaddaasi.

About The Author