DFS oo magacawday Taliska 26aad ee CXDS oo fadhigiisu noqonayo Laascaanood

1a1a3

04 Okt 2026 (Puntland.com) Dawladda Federaalka ee muddo xileedkeedu dhamaaday ayaa 30 sano ka dib dib u dhistay Taliska 26aad ee Ciidanka Xoogga Dalka oo fadhigiisu noqonayo magaalada Laascaanood ee Woqooyi-bari.

Taliyaha Qaybta ayaa, waxaa loo magacaabay taliyaha qayb taasi, Gaashaanle Dhexe, Cabdiraxmaan Cawad Baalcadde oo ah saraakaal dhallinyaro ah oo lagu soo tababaray Eriteriya.

Taliskan oo fadhin jirey Hargeysa, ayey iminka DFS u soo rartay Laascaanood wuxuuna dhismihiisu imanayaa xilli uu xoogeystey loolanka-siyaasadeed ee Geeska, bad & berri.

About The Author