RW Xamse oo khadka taleefanka kula hadlay uguna hambalyeeyey Sagal Cabdiweli, halka uusan u tacsiyey…..

1a1a10

11 Okt 2026 (Puntland.com) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ee muddo xileedkeedu dhamaaday Xamse Cabdi Barre ayaa wuxuu khadka taleefanka kula hadlay uguna hambalyeeyey Sagal Cabdiweli, oo ah gabadh Soomaaliyeed oo dhowaan loo doortay inay noqoto xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska.

Intii uu Xamse ahaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya bishii nofember 2022kii  ayaa Sagal aabbaheed waxaa lagu dilay magaalada Muqdisho, mana jirin wax tacsi ah oo lala wadaagay.

Sagal aabaheed Allaha u naxariistee wuxuu ka mid ahaa dadkii lagu laayey wwearkii ay Alshabaabb ku qaaday Hoteel u dhow Villa ee Hoteel Villa Rose (oo markii dambe sidoo kale loo bixiyay Villa Rays). Waxaa la weeraray 27-kii Nofeembar 2022 (waxuuna socday ku dhawaad 24 saacadood ilaa 28-kii Nofeembar).

About The Author