Golaha Mustaqbalka “Madaxweynihii wadahadalka & doorashada aan ka sugeynay, wuxuu u jeestay inuu na beegsado”
11 Okt 2026 (Puntland.com) Golaha Mustaqbalka ayaa daandaansi ku tilmaamay abaabulka ciidamo ururimta ee maamulka madaxweyne Xasan Sheekh ka wado guryaha mucaaradka ee magaalada Muqdisho.
Golaha Mustaqbalka “Madaxweynihii wadahadalka iyo doorashada aan ka sugeynay, wuxuu u jeestay inuu na beegsado”
