Muuqaal: Xil C/maalik Cabdala “Reer Hiiraan jabhad maaha xaqooda ayay raadsanayaan, doorasho Federaal ayeyna rabaan”
01 Nov 2026 (Puntland.com) Xildhibaan C/maalik Cabdala oo Baarlamaanka mudo xileedkiisu dhamaadau ku metala gobolka Hiiraan ayaa sheegay inaysan reer Hiiraan Jamhad ahayn, Alshabaab na heshiis la gelin ee xaqooda doonayaan in lagu dhaqmo dastuurka shacabka Soomaaliyeed ku heshiiyeen ee 2012kii iyo in doorasjhada federaalka deg deg loo qabto.
“Reer Hiiraan jabhad maaha xaqooda ayay raadsanayaan, doorasho Federaal ayeyna rabaan” Xil C/maalik Cabdala