Uganda oo si buuxda ugu dhawaaqday la bixidda ciidamadeeda Soomaaliya

1a1a2

02 Nov 2026 (Puntland.com) Af-hayeenka Ciidanka Uganda Chris Magezi ayaa sheegay in Uganda ay bilowday ka bixitaanka ciidamadeeda ee Koonfurta Soomaaliya, kuwaas ku joogay dalka heshiis ay dawladiisu la gashay tan Soomaaliya.

Bixidda ciidamada ayuu taliyuhu ku sheegay inay ku dhamaynayso daadgurayntu maamlmaha soo socda.

Ciidamadaan ayaa ku su degmooyin ka mid gobolka Shabeellaha Hoose, iyadoo dhawaan madaxweyne Xasan Sheekh uu Uganda u tagay inuu ka codsado inay sii joogaan laakiin uu diidday madaxweyne Yuweri Museveni.

About The Author