Muuqaal: MD Cirro “Taliska qaybta 26aad waa xasuuqraadin cusub waxaana la dhex keeney Somaliland, ciidamo intaa ka awood badan ayaan ka adkaanay annaga oo shacab ah..”
03 Nov 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Somalilnd Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay madaxweynaha DFS Xasan sheekh oo WB ka aasaasay talis qaybta 26aas ee CXD ayaa sheegay in Taliska qaybta 26aad oo yahay xasuuq doon cusub, isagoo ku siidaray inay horay ciidamo intaa ka awood badan ay ka adkaaneen.
” Isma laha hadallada uu warbaahinta Xasan Sheekh ka sheego ee walaalnimada Somaliland ah iyo ficilladiisa xasuuq raadiska cusub ah ..”
“Taliska qaybta 26’aad waa xasuuq-raadin cusub waxaana la dhex keeney Somaliland; ciidamo intaa ka awood badan ayaan ka adkaanay annaga oo shacab ah, maantana waxaanu nahay dowlad dhisan, si fudud ayaan uga hortegi karnaa mu’aamarada Muqdisho, Soomaali waxay u baahan tahay xasilooni & nabad.” MD Cirro