Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka oo diidey xilka qaadistii uu shalay ku sameeyey MW Xasan Sheekh
05 Nov 2026 (Puntland.com) Guddoomiyihii Maxkamadda-sare ee dalka, Dr Baashe Yuusuf ayaa diidey xilka qaadistii uu shalay ku sameeyey MW Xasan Sheekh.
Dr Baashe ayaa sheegey in Dastuurka cusub ay dacwad ka taagan tahay, tan muujinaysa in uu bilaabayo go’aanno ka dhan ah Dastuurka & Doorashooyinka DFS.

