Dhagayso: Hana Qoslin VOA ”Gudoomiyayaasha Gobolada oo loogu yeero Madaxweynayaal”

16 Okt 2015 (Puntlandes) Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka ee ka baxa idaacada VOA ayaa maanta waxa uu ku saabsanaa wax ay ugu yeertay ”murannada siyaasadeed ee dalka Soomaaliya,”

Waxaa barnaamijka VOA da marti ku ahaa maanta ”abuukaate” Qaarey oo ummadda Soomaliyeed ku taqaano Qabiilaysnimo, Dadnacayb iyo Federaaldiid isagoo u arkaya inaysan ”dantooda ku jirin Federaal”, waxaa kaloo lagu yaqaanaa dagaal afeedka uu ku hayo qayb ka mida ummadda Soomaaliyeed isagoo Qabiil kula dagaalamaya.

Hadaba bal dhagayso waxa ay VOA lasoo shir tagtay maanta iyagoo Qandaraas kaga qaadatay Kooxda DAMUL JADIID ee uu ka tirsan yahay madaxweyne Xasan Shiikh.

Hoos ka dhageyso barnaamijka


Puntlandes.com

About The Author