Daawo Khudbadii madaxweynaha Jubaland “waa guul ay Sooomaalidu gaartay inay Teendho ku taala Xamar..”

19 Okt 2015 (Puntlandes) Khudbadii uu maanta ka jeediyey madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe furitaanka shirka ka furmay magaalada Xamar ee Xarunta Gobolka Banaadir oo ay garwadeenka ka tahay Kooxda DAMUL JADIID ayaa waxay ahayd mid aad u saraysa, isagoo u digay Kooxda DAMUL JADIID una sheegay inaan laga yeeli doonin Qorshaha u qarsoon.

117c

Ugu horayn madaxweyne Axmed Madoobe ayaa  yiri “waa guul ay Sooomaalidu gaartay inay Teendho  ku taala Xamar..” wuxuuna kusii daray digid uu u digay Kooxda DAMUL JADIID oo uu si cad ugu sheegay inaan laga yeelayn Qorshaha ay Miiska hoostiisa ku haystaan.

 

About The Author