War deg deg ah: Axmed Cabdi Xaabsade oo ku soo wajahan maanta magaalada Garowe caasimada Puntland.

0

Bursaalax (Pes) Warbaahinta caalamiga ah ee Puntlandes  ayaa ogaatay in Axmed Cabdi Xaabsade oo ah siyaasi caan ah oo ka soo jeeda Gobolka Sool uu  maanta oo ah Sabti 09-08-2014 ka soo ambabaxay magaalada Wardheer hadana ku sugan magaalada Bursaalax isaga oo ku soo wajahan magaalada Garowe ee caasimada Puntland.

Bursaalax ayaa waxaa ku soo dhaweeyey Xaabsade wax garadka magaalada.

506

Xaabsade oo ah siyaasi saamayn wayn ku leh gobolka Sool ayaa hore wuxuu u soo noqday Wasiirka arimaha Gudaha Puntland intii uusan u wareegin dhinaca Somaliand oo uu ka noqday wasiir inkastoo waqtiyadii u dabeeyey uusan ka hayn wax xil ah Somaliland.

 

Xafiiska wararka Busaalax

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *