Fu’aad Aadan Cadde oo markii ugu horaysay taariikhda u soo qalabqaatay in uu wax la qaybsado dhulkiisa hooyo ee Puntland

0

Fu’aad Aadan Cadde oo ahaa La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee Goboladda Barri uu ka soo goostay Somaliland sidaas waxaa xaqiijiyey warbaahinta Somaliland

543

Warku wuxuu intaas intaas ku darayaa in uu Fu’aad aad uga xummaday sida ay u maamushay Somaliland  arimaha Shidaal baarista ay Somaliland ka wado degaanada Gobolka Sool.

Waqtigan Fu’aad wuxuu ku sugan yahay duleedka Xudun isagoo qorshaynaya in uu usoo qalabqaato Puntland.

Siyaasiyiin iyo Odayaal ka soo jeeda Gobolka Sool iyo Sanaag ayaa beryahan u xsoo jeestay inay ku biiraan dowlada Puntland,. Waxaa todobaad ka hor ka soo goostay Somaliland  Dolaal Cabdi Xaabsade oo wata ciidan iyo Tekniko. Waxaa ku xigay syaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade oo isaguna todobaadkan ku soo noqday Puntland

 

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *