Dhagayso: Axmed Cabdi Xaabsade: ’’Puntland baan u imid in aan mideeyo”

0

Siyaasiga caanka ah Amxed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedada uu dib ugu soo noqday dalkiisa,dadkiisa iyo Dowladiisa ay tahay inuu la shaqeeyo dowlada cusub. Wuxuuna xusay markuu mideeyo Puntland in uu usii gudbi doono Jubbaland si buu yiri aan ugu ololeeyo dadka aan ka dhashay.

 

Siyaasi Amxed Cabdi Xaabsade ayaa ah siyaasi aad saamayn ugu leh Gobolka uu ka soo jeedo.

 

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga;

Xafiiska wararka
Puntlnades.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *