Dhagayso: Somaliland oo ka Jawaabtay Waraysii Siyaasi Xaabsade

0

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed cadde ayaa ka jawaabay waraysigii uu siyaasiga caanka Axmed Cabdi Xaabsade siiyey idaacada afka soomliaga ku hadasha ee BBC da. Baashe ayaa yir. ”waan jeclaan lahayn in uu siyaasi Xaabsade nala joogo” Wuxuu kaloo intaa ku daray ”qofku meeshuu doono waa aadi karaa laakiin waxay ahayd in uu xilka wareejiyo”

 

 

Hoos Ka Dhagayso Waraysiga;

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *