Daawo Video: Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Galan oo Kooxda Damul Jadiid Qandaraas kasoo qaatay

05 Jan 2016 (Puntlandes) Gudoomiyihii hore ee Gobolka Bari Cabdisamad Galan oo Dhawaanahan ku sugnaa magaalada Xamar ee Xarunta Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ku soo laabtay magaalada Boasaso ee Xarunta Gobolka Bari, isagoo Kooxda Damul Jadiid Qandaraas kasoo qaatay.

Galan ayaa sida aad sawirka hoose ka arkaysaan waxaa Qandaraaska laga soo siiyey Villa Somalia oo ay iminka ka taliyaan Kooxda Damul Jadiid, Qandaraaskaas oo ah in Puntland laga abuuro Fawdo iyo amnixumo loona diido inuu Garoonka cusub ee magaalada Bosaso loo dhisay uu shaqo bilaabo…

184c2

Puntlandes.com

About The Author