Sawiro: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si wayn loogu soo dhoweeyay Buuhoodle

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Cabdixakim Cabdullaahi Xaaji Cumar  Camay iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo,ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.

Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo tagay Buuhoodle  Caleemo saarka Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Dawlada Puntland.

Qaybaha Bulshada ku dhaqan degmada Buuhoodle ayaan u kala harin soo dhowaynta Buuhoodle loogu sameeyay Madaxweyne ku xigeenka Dawlada Puntland Eng. Camay,oo socdaalkiisa si wayn looga dareemay Buuhoodle.

Daawo Sawirada
b.sow3so1shacabawoodawood2soodhawaynsoodhawaynsoodhawaynsoodhawayn

About The Author