Daawo Video: Gudoomiyaha Gobolka Bari oo ka hadlay weerarkii xalay lagu soo qaaday

Guddoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Galan ayaa  Saxaafadda uga warbixiyey  weerar xalay lagu soo qaaday isagoo Gurigiisa jooga magaalada Bosaso. Gudoomiye Galanayaa sheegay in Kooxo hubaysan ay labo jiho ka soo weerareen Gurigiisa.

Sidii uu madaxweynaha Puntland u noqday Cabdiwali Maxamed Cali Gaas waxaa batay amnixumada magaalooyin waawayn ee Puntland ee Bosaso iyo gaalkacyo, waxaadna mooda in ay talo faro ka baxday oo in dawladu ay shacabka amnigooda sugto iska daaye ay madaxdii dawlada sugi laädahay amnigooda.

Daawo Galan oo ka hadlaya arintan

Puntlandes.com

About The Author