Daawo sawirro-muuqaal: Madasha Babdbaado Qaran oo ka hadashay xaalad dalka ee badbaadinta u baahan

23 Mars 2021 (Puntlandes)  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Shirka Madasha Badbaado Qaran oo ka furmay Muqdisho, Madasha ayaa waxaa ku mideysan Dowladdaha Puntland iyo Jubaland , Midowga Musharixiinta iyo Golaha Siyaasiyiinta Somaliland.

Guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran , Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa warbaahinta la wadaagay in kulamada Madashu sii socon doonaan inta dalka laga badaadinayo xaaladda uu marayo.


Puntlandes.com

About The Author