DFS oo ugu baaqday Beesha inay faraha kala baxdo arimaha Soomaaliya

14 April 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ku tilmaamay 2dii sano oo ay xilka sifo aan sharci ahayn ugu kordhiyeen isaga golaha Shacabka ee isna mudo xileedkiisu dhamaaday.

Beesha Caalamka oo jawaab ka sugaysay Farmaajo ayuu wuxuu xalay siiyey jawaab dadban taas oo ahayd markii uu saxiixay Qaraan ka yimid golaha Shacabka oo aan ahayn sharci soo maray labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Farmaajo ayaa maanta jawaab qoraal ah siiyey Beesha Caalmka isaga oo gu baaqday Beesha inay faraha kala baxdo arimaha Soomaaliya

Puntlandes.com

About The Author