Daawo hadaljeedintii Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, uga warbixiyay xaalada dalka

17 April 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Bulshada Jubaland, waxaana uu uga warbixiyay xaalada dalka iyo sida Dowlada wakhtigeedu uu dhamaaday ay ugu fashilantay hirgalinta doorashooyin loo dhan yahay.


Dhinaca kale Madaxweynaha ayaa Bulshada reer Jubaland ugu baaqay wadatashi guud si looga dhabeeyo himilada shacabka Jubaland.


Puntlandes.com

About The Author