(Sawirro) Markay ka Dageen Xamar Waftigii ay Puntland u Dirtay in ay Booqday Qabriga Marxuumad Saado Cali Warsame

0

Muqdisho (Pes): Madaxwaynaha Puntland Dr Gaas ayaa habeen hore ka dalbaday DFS in lagu aaso maydka marxuumad Saado Cali Puntland ooy ka soo jeeday. Waxuuna madaxweynuhu isla shalayba meediyada mariyey si aan gabasho lahayn in uu ka dalbanayo in lagu aaso maydka Puntkland.

 

DFS way ku gacansayrtay codsigaas waxayna u ogolaatay Puntland in ay wafti booqda Qabriga Saado cali u soo dirsato Xamar. Puntland waxay isla shalayba u dirtay Xamar wafti ballaaran. Wafdigaas waxay isugu jireen wasiiro, odayaal dhaqameedyo iyo saraakiil kala duwan. Waxayna ka koobnaayeen 17 xubnood.

 

Waftigu xalay ayey gaareen Xamar, halka ay ka soo baxday shalay shirkii golaha wasiirada in ay ka qaybgalayaan aaska. Arintaas oo ah marinhabaabin aan sal iyo raad lahayn.

 

Hoos ka daawo sawirada markii ay waftigu gaareen Xamar

306

307

309

310

311

312

313

314

315

316

 

317

 

305

 

Xafiiska wararka

Puntland.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *