Month: November 2024

DFS oo xaqiijisey in Ciidanka Masar ka mid noqonayaan,  Itoobiya laga reebtey Ciidamada Nabad-ilaalinta ee Afrika ee kahawlgalaya Soomaalia

09 Nov 2024 (Puntlandes.com) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ciidamada Itoobiya aan laga qaybgelin doonin howlgalka cusub ee Midowga Afrika...