Muuqaal-Sawirro: Hadaljeedintii Munaasabadda Mahadcelinta Dowladda Puntland & Hawlwadeenadda wadada Ceeldaahir & Ceergaabo oo gaartay Gumar oo u dhow Badhan
01 May 2026 (Puntlandes.com) Bulshada Deegaanja Gumar ayaa soodhoweyn iyo mahadcelin u sameeyey mas'uuliyiinta dawladda Puntland iyo howlwadeennada wadada Ceeldaahir &...