Month: March 2026

Xil C/raxmaan C/shakur “Waxan si adag u cambaareynayaa xadgudubka lagula kacay Xildhibaannada ka soo jeeda Puntland..Tallaabadani waxay sii hurinaysaa xiisadda”

01 Mars 2026 (Puntlandes.com) Musharax ahna Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakurayaa si adag uga falceliyey Shacabkii musaafirka ahaa iyo Xildhibaanadda laga celiyey Puntland....

Gud C/risaaq ”Waxan si adag u cambaaraynayaa falkii DFS ku celisay xildhibaano & shacabka…waxaa muuqata in MD Xasan uu ku doonayo inuu samaysto dastuur u gaar ..”

01 Mars 2026 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Dowlada Puntland Cabdirisaaq Axmed Siciid oo cambaareeyey falalka caburinta iyo khatar-gelinta ah ee ay...

Musharax Saacid “”Waxan sida ugu kulul ucambaaraynayaa talaabadii sharci darada ahayd ee lagu soo celiyay diyaarad ay saarnaayeen Xildhibaano & shacab”

01 Mars 2026 (Puntlandes.com) Musharax Madaxweyne Raíisul wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa si adag uga falceliyey Celintii Xildhibaanadda Puntland...

Madaxweynaha Dowladda Puntland oo kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Puntland.

01 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Madaxweynaha Dowladda Jubaland oo kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Jubaland

01 Mars 2026 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Labada Aqal ee...