Month: November 2024

Sawirro: Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Maxamed oo hoygiisa Caabudwaaq kusoodhaweeyey gudoomiyaha gobalka Mudug & qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka gobolka Mudug

02 Nov 2024 (Puntlandes.com) Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Maxamed Ugaas Faarax ayaa hoygiisa Caabudwaaq ku soo dhaweeyey gudoomiyaha gobalka Mudug...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo shaacisay heshiis dhexmaray xisbiyada KAAH, Mideeye, Runcad & Shaqaalaha ee dhisida Maayirada Garowe, Dangorayo & Godobjiiraan

02 Nov 2024 (Puntlandes.com) Wasaaradda Arrimaha Gudaha dawladda Puntland ayaa shaacisay heshiis dhexmaray xisbiyada KAAH, Mideeye, Runcad iyo Shaqaalaha ay ku...

Aadan Madoobe oo shaaciyey iyadoo xildhibaannadu buuq & sawaxan wadaa in 181 xildhibaan ay u codeysey fasax bil ah oo lagu meelmariyo doorasho qof iyo cof ah

02 Nov 2024 (Puntlandes.com) Markii uu madaxweyne Xasan Sheekh codsiga u gudbiyey Baarlamaanka ayaa Xildhibaannada Baarlamanka ee ka horjeeda qorshahaas waxay...