Muuqaal: MD Deni “Dowladda Puntland, Shacabka iyo ciidankeedu waa kufilan yihiin sugid amniga iyo difaaca sharaft PL, dadka Cuqdada qabaa waa kuwa Isimadooda Drone-ta ku weeraray”
01 July 2026 (Puntlandes.com) “Dowladda Puntland, Shacabka iyo ciidankeedu waa kufilan yihiin sugid amniga iyo difaaca sharaft Puntland, dadka Cuqdada qabaa...