Daawo Video: Wasiir Cadami ”..Malaha ninka hadlay (Puntland) bada waxba kama yaqaan waa Xoolo raacato”
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka jawaabay eedeyn uu dhowaan ujeediyey Wasiirka Amniga Puntland Xasan Cismaan Aloore ...