Daawo Video: Madaxweyne Gaas oo sheegay in wajigii labaad ee dagaalka Buuralayda Galgala Guul ku soo dhammaaday
Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Goor dhaweyd Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Aqalka Madaxtooyada dawladda Puntland...