Madaxweyne Gaas oo Dhabar-jabiyay Guddigii Wadahalada Puntland kuna Adkeystay inaan Mudug laga hadal, Iyo Wasiir Indhaguran oo diidey inuu Akhriyo Warmurtiyeedka
Wararka Magaalada Garowe ka imanaya ayaa sheegaya in Guddigii Ergada Shirka u Matalayay Puntland uu Dhabar-Jabiyay Madaxweynaha Puntland. Guddiga ayaa...