Faarax C/qaadir iyo Taageerayaasha Dam-Jadiid oo Taageeray Doorashada Shariif Xasan loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed
Shalay waxaa ka dhacday magaalada Baydhabo doorasho aan lugula tartamin Xildhibaan Shariif Xasan halkaas oo loogu doortay madaxweynaha Maamulka...